
Midowga Afrika oo kordhiyay joogitaanka ciidanka Burundi ee Soomaaliya
Addis Ababa – Midowga Afrika ayaa go’aamiyay in ciidanka Burundi ee ku sugan Soomaaliya la sii joogo lix bilood oo dheeraad ah, si loo xoojiyo dadaallada ka dhanka ah kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo taageerida qorshayaasha dhismaha dawladnimada. …